"F4 - Imtixanka mustaqbalka Soomaaliya 2025"

Sanad walba,  kumanaan arday soomaaliyeed ayaa wajaha marxalad adag oo noloshooda wax weyn kabeddelikara - imtixanka dowlada ee F4. Sanadka 2025. Imtixankas waxa oo qorsheysanyahay in lagalo bisha juun 2025 dhamaadkeda taas oo keentey in ardey badan ay dareeman culeys, welwel iyo weliba rajo


imtixanka dowlada waa mid qaran oo arday f4 looga bahanyahy si ay ugudbaan una helaan fursad ey ugu mid naqdaan jaamcadaha dalka ama dibada. Waxaa karajeynayaa in imtixanka lagalo mudo  4 ilaa 5 maamlmood ah, iyadoo iyadoo laqadayaayo mado yi eykamid yihiin :ENGLISH, MATH, BIO, CHEM, PHY, SOM, IYO ISLAMIC/CRE 

Qorshaha imtixanka :

arday kasta waa inuu  hesto karka aqoonsiga imtixanka (Exam card) oo uu kahelyo dugsigiisa ama xarumaha wasaarada waxbarashada.

• waxaa muhiim ah in ardaydu ai wanagsan udiyaari yaan qalabka muhiimka ah sida:  qalimaan ruler, calculator( Hadii loo oggol yahay), iyo id.

• Goobaha imtixanka ah waxaa laga ilaajiya wa musqmaasuq eh wana mamnuuc in laisticmaalo taleefan buug iyo qalab kale oo lagu qiyaameynkaro.

waqtiga natiijada: wasaarada wax barashada ayaa sheegtey inaa natiijoyinka lagu dhabaa qidoono muddo 1 ilaa 2 billood gudahood marka marka imtixaanka ladhameeyo, taaso lamicno ah Natiijoyinka lashaaci doonaa Agoosto iyo sebtember.

waxyaabaha laga doonayo ardayda.

• iney sijoogto u aqristaan bugagta qorsho bartaan sameystaan

• iney hellan nasasho kufilan iyo iney cunnan cunto nafaqo leh 

• iney kafogaadan waxyabaha maskaxda mashquliya sida baraha bulshada iyo ciyaraha


Comments