Sanadkan 2025, Ardayda soomaaliyeed ee dhammeyneysa fasalka 8aad waxa ay wajahayaan imtixaan muhiim ah ee natiijadisa uhorseedi donto heer cusub oo waxbarasho. Waasanad ay dad badan isha kuhayan sida wax udhici donan, maadaama ay jiraanisbadalo wasarad waxbarashadu sameysay .
Billihii lasoodhaafhay, Arday badan waxey dareemayeen culeys waxeyna waqtigokda uhureyn aqris xifdin iyo diyaar garow dhab ah. Waxaa laga waxaa laga dareemay dhamaan gobolada dalkadiyaar garow xoogan. Iyadoo iyadoo dugsi walba uu ku dadaalay in ardeydu helaan fursad siman.
Hassan, oo kamidah ardayda iskuul kadhisan dagmada daynile, wuxuu sheegay"waa imtixaan aa nolosheyda u arko mid badali kara mustaqbalkeyga, wadadalaya i.a " sida Hassan, kummanaan kale oo arday ah ayaa niyad adag kusoo galya mustaqbalka,
wasaarda wax barashada ayaa sheegtey in imtixaanka sandkaan uu noqondoono mid si hufan loo agaasimay, uyadoo laga hor tagaayo musuq iyo nuqul. natiijada waxaa lafaya ina lashaaciyo bisha Bisha luuliyo dhamaadkeeda, iyadoolagu darayo nidaam elektaronik ah oo fududeynaya helidda natiijada.
Imtixaanku wuxuu ka koobnaan doonaa maadooyinka mubiimka ah sida:
• Af-soomaali
• xisaab
• seynis
• ingiriia
• bulsho
waxaa lagu taliyey ardayda ineysan feejignaan mooyee waxbkale ku mashquulin, isla markaana ay helaan nasasho ku filan. Macallimiinta iyo waalidiintuba waxay ardaydu siiyeen tagero iyk dhiiri galin si ay udareemaan kalsoni

Comments
Post a Comment