caa'isha wa haweeney qurux badan oo degen magaalada baladweyne .waxay jeceshahay ninkeeda xasan balse qalbigeeda waxaa had iyo jeer kabuuxey hal shey maseerka ee uqabtey wiilka ee ninkeeda horey udhay,
wiilkaas oolagu magacaabo saalax, wuxuu 10 jir deggan guriga, xasan wuxuu jeclaa wiilkiisa si dabiici ah mararka qaarna waxuu ku mashquli jiray daryelkisa. Caaisha waxay darentay in wiilkan uu noqonayo caqabad ku ah jaceylka ay ninkeda uqabto
maalin axad ah xasan waxuu kabaxay gurigasi uu utago shaqo, wuxuuna wiilkiisa udbiibay caaisha. Goor galab ah, xaafdau waadagantahay, saalxa wuxuu kuciyaaraye qolkiisa. Caa'isha waxey gashey qolkiisa iyagoo indhaheeda kamuqdaan murugo, maseyr iyo niyad jab is huwaan.
"maxaad iiga qadatey ninkeeyga?" ayee kutiri cod hoose ah. Wiilkii yaraa wuxuu eegay iyadoo fahmi la, "aniiga?" Ayuu yidhi isagoo yaabann.
caa'isha masugin jawaabwaxey qaaday bir yar oojirtey geeska sariirta, waxayna madaxa wiilka. Dhiiga ayui qulqula, wiilkii wuudhacay, wuu miyir beelay... wuxuuna udhintey dhaawicii.
marki xasan guriga kusonaqdey. Wuxuu arkey meedka wiilkiisa, iyo caa'isha oo fadhiya iyadoo gacmaheedu dhiiga kabuuxo. Wuxuu la dhacay amakaag iyk qaylo:
"maxaad sameysay?! Waa wiilkeygii!!"
caa'isha weey oyady, balse dhammaan waxa ey noqotey danbi ey si sharci ugashey. Waalaxairey, maxkamad lasaarey,danbiga laguhelay. Marka laweydiiyo sababt, marwalbo waxay dhahdaa:
"waxaan jeclaa xasan,lakin qadkeyga ayuu iga iga naxey"

Comments
Post a Comment