![]() |
Waxey eheed habeen roobleh dabeeshu wey dhaceysey cirkana muujinaye hilaac aan joogis lahen,magaalada beydhabo, xaafad kamid ah oo dad aad saboo u ah dagen yihiin, ayuu dab kakacey guri yar oo cawsiyo dhagax laga sameye gurigaas waxaa kujiray Hooyo maryan iyo wilkeda yar xadan oo 9 jir ah,
Dabka waxa uu kabailabday nal shidan ey dabesha soridey, una dhacay gogolka guriga Dadka ayaa qeylo ladhacay, "Dab baa kacey ugurmada " xasan oo hurdayey aya tosey asagoo isu dhex yacsan,
Hoyadisna qeylinesa,
islamarkiiba daba waxa uu qabsade wejiga hore guriga, xasan wuxui arkey in hooyadiis aan dhaqdhaqaaqin waxey eheed bukaan sariir jiif ah maalmo badan. Isaga oo cabsi lagariiraya ayuu kafikirey in uubaxsado balse indhihiisu waxey qabteen wejiga hooyadis aa cabsida kamuuqata.
xasan masugin. Wuxuu dabka dhaxgalay sariirta hooyadii ayuu kor uqadey sidii uu u jiidaye cidlo ayuu kaga baxey guriga iasag aoo canasiirta la daririya sidii uu ujidayo waxalagu damiyey biyo iyo caro ay dadka dariska iskukeneen, balse xasan wuxuu aha geisgii dhabta ahaa ee hawenkaas,
markii guriga ladamiyey dadkii oo layaban waxa dhacay ayaa hooyadisa ooyeso iyadoo tiri "wiilkeyga yar ayaa nafteyda bad baadiyey" ilahow barakee
war ka dhacdadaan waxoo sidhaqse leh ugu fiday magada waxaa malintii kuxigtey idacada magalada wareysi layelatey xasan waxeyna ubixiyee
"wiilka qalbi dahabka "
geesinamadisa maxa kudhiirigaline xasan

Comments
Post a Comment